Madasha wada tashiga oo isla qaatay xiliga la qabanayo shirkii toosinta dalka
Hargeysa Oct 19,2013(SDN)-Madasha Wada tashiga iyo toosinta Qaranka ayaa mudo Wada xaajooda ka dib isla qaatay in shirkii toosinta xukuumada la qabto mudo laba lilood gudaheeda.
Shirkan oo qodobo door ah lagu lafo guridoono ayaa sidoo kale ay ka qeyb geli doonaan qeybaha Kala duwan EE bulshada.
Madasha Wada tashiga iyo toosinta Qaranka ayaa isla meek dhigay in bisha December 10keeda ay Hargeysa Ku qabtaan shirka Wada tashiga Qaran.
Shirka ayaa sidoo kale waxa ka qeybgeli doona ergo ka Kala socota jaaliyadaha dalka ee Ku Kala sugan dalalka dunida.
Madasha Wada tashiga iyo toosinta Qaranka ayaa ka dhashay ka dib kolii ay xukuumadu soda mucaaridku sheegeen ka dhego adeygtay in talads dalka ay doorkoodii Dastuuriga ayaa Ku yeeshaan.
SDN-Hargeysa
contact@somalidiasporanews.com