Maayirka Berbera Cabdi Shakuur Cidin ” Ma Ogin Dhul la Wareejinayo Laakiin Dawladu iyadaa Awoodaasi Leh” DAAWO
Hargaysa 06, October 2016 (SDN/QJ):- Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Cidin ayaa sheegay inaanu waxba kala socon warar laga baahiyay in xukuummada Somaliland ay madaarka Berbera iyo Warshada Sibidhka ay ku wareejinayso Dawlada Imaaraarka Carabta.