|

Maareeyaha Dekeda Berbera oo si Indho adkaan ah u beeniyay Hub Imaaraadku ugu Deeqay Somaliland DAAWO

11709518_467036906791847_4682627623678748135_n11698820_467030330125838_6931906161088776431_n

Berbera 04.July 2015 (SDN/QJ)- Maareeyaha Dekeda Magaaladda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Xoor-Xoor) ayaa si af gobaadsi ah u beeniyay in Hub iyo Saanad Mileteri oo dawlada Imaaraadka Carabtu ugu deeqday Somaliland oo soo gaadhay Dekeda Berbera.

Maareeyuhu si cad umuu dul istaagin Sawirada laga soo qaaday Markabka Hubka sida oo ay ka Muuqdaan Mas’uuliyiin ka Tirsan Xukuumadda Sida Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyada,Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska, Maamulka Gobolka Saaxil Iyo ka  Berbera oo hor taagan Markabka laga soo dejinayo Shixnada Hubka ah,Iyo astaamaha Berbera oo Muuqaalada laga dheehanayo.

Berbera SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed