Maamulkii Gobolka Hiiraan oo la kala diray iyo Maamul cusub oo la magacaabay (Akhriso Wareegto)
Jawhar 10. June 2017 (SDN/QJ):-Madaxwenaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble wareegto kasoo baxday xafiiskiisa ayaa lagu kala diray Maamulkii gobolka Hiiraan , waxaana la magacaabay Maamul cusub uu yeelanayo maamulka gobolka Hiiraan.
Wareegtadan kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Hirshabelle ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii gobolka Hiiraan , Kuxigeenadiisa iyo sidoo kale gudoomiyihii degmada Baladweyne iyo xubno kale.
Halkan ka Akhriso Wareegtada kasoo baxday Madaxwenaha Hirshabelle