|

Maamulka Wakaaladda Biyaha ee Berbera oo Rajo Fiican ka Muujiyey in Maalmaha soo Socda ay Magaaladaasi Heli doonto Biyo Ku filan DAAWO

Berbera 28. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Saaxil oo uu Weheliyo Maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee Magaaladda Berbera ayaa Kormeer ku tegay Ceelasha Biyo Soo Saarka ee Fara-deero oo ay Biyaha ka helaan Bulshadda Magaaladda Berbera Iyadoo maalmihii u danbeeyay ay biyo yaraani soo food saartay qaar ka mid ah Xaafadaha Magaalo Xeebeedka Berbera.

Comments are closed