|

Maamulka Khaatumo oo shaaciyay in shirkii Somaliland ku dhexmaray Adis-ababa ka dhex arkeen danahay Baadigoobayeen,kuna Hanjabay inaan Buhoodle lagu qaban Karin shir ay ku baaqeen Isimada Dhulbahante DAAWO

Buuhoodle 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Kooxda Khaatumo oo Somaliland dhawaan la Yeeshay Wada hadalo Toos ay isku soo hor fadhiisteen ayaa ka falceliyey go’aamo ay soo saareen Hogaanka Dhaqanka ee Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn oo Sheegay in Kooxda Khaatumo aanay ku metelin beesha ay madaxda dhaqanka u yihiin wada hadalka isla markaana Iclaamiyey Shir ay ku qaban doonaan Magaalada Buuhoodle.

Comments are closed