Maamulka Golaha Deegaanka ee Hargaysa iyo Madax kale oo Furay Buundo Cusub oo laga Hirgaliyay Degmada Maxamud Haybe {DHAGAYSO}
Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Maayar ku-xigeenka Magaaladda Hargaysa oo ay Wehelinayaan raxan Xildhibaano oo ka kala tirsan Golayaasha Wakiiladda,Guurtida iyo Deegaanka, ayaa maanta ka qeyb galay Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xadhiga lagaga jarayay Buundo Cusub oo laga hirgaliyay Degmadda Maxamuud Haybe ee magaaladda Hargaysa.
Waxaana isla maanta uu Maayar ku-xigeenku oo dhagax dhigay Buundo Cusub oo dhigeeda ah oo iyana laga hirgalinayo goob in ka yar hal 1km ka yar u jirta goobta laga hirgaliyay Buundadan maanta xadhiga laga jaray.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALADII LAGA JEEDIYAY FURITAANKA BUUNDADAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Buunadada24.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com