Maamulka Gobolka Sool,Saraakiisha Ciidanka Qaranka Iyo Duqay Gaadhay Deegaano Shaqaaqo Hore uga dhacday DAAWO
Dharkayn Geeyo 16. May 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir ayaa Waxay Kormeer ku Tageen Deegaanada Daba Taag,Saax dheer, Kala Baydh Iyo Dharkayn geeyo oo ay hore uga dhaceen dirir u dhaxaysay laba beelood oo wada dega Koonfurta Gobolka Sool.