Maamulka Gobolka Sool & Taliyeyaasha Ciidamadda Kala Duwan ee Somaliland oo Gaadhay Deegaano Xaalad Colaadeed Ka Aloosan Tahay DAAWO
Laascaanood 04. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Ay Wehelinayaan Taliyayaasha Qaybta Ee Ciidamada Booliska Iyo Qaranka Ee Gobolkaasi Ayaa Kormeer Ku Soo Maray Deegaano Ka Tirsan Gobolkaas, Kaas Oo Ay Ugu Kuurgalayaan Xaalada Guud Ee Deegaanadaasi.