Maamulka Gobolka Saaxil iyo Ka Degmadda Berbera oo Markii Kowaad ka hadlay Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska G.Saaxil DAAWO
Berbera 3,March,2016(SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Saaxil,Ka Degmadda Berbera iyo Maareeyaha Dekeda Magaaladda Berbera ayaa Maanta Markii u horaysay Waxay si wada jir ah uga hadleen Dilkii Doraad loo gaystay Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil.