Maamulka Dawlada Hoose iyo Wasaaradda Deegaanka oo Dab Qabadsiiyey Baco Tiro Badan oo Hargaysa la soo Geliyay DAAWO
Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa oo Kaashanaysa Wasaaradda Deegaanka ayaa Gubay Baco Tiradoodu ka badan Tahay Sadex Kun oo Xabo oo Si Kootarabaan ah loo Soo Gelinayay Caasimada Hargaysa.