Maamulaha Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil oo ururka Haldoor u sameyeen Soo dhawayn aad u saraysa Daawo sawirada
London26March16(SDN/QJ) Ururka samafalka ee haldoor ee xaruntiisu tahay Uk oo soo dhawayn balaran ugu sameyey Maamulaha Guud ee Madarka Hargaysa Mudane Maxamed Yusuf Ismaacil iyo gudoomiya Ururka samafalka ee khadiija ee xaruntiisu tahay Norway Marwo Shamis Askar soo dhawayntan ayaa waxa ka soo qayb galay xubnaha ururka ee Uk iyo Martii sharaf kale .Munasabadan oo casho sharaf ahayd ayaa waxa laga soo jediyey khudbado kala duwan kuwaas oo nuxurkoodu darnaa Mahad celin, gabagabadii ayaa waxa halkaa uga mahad celiyey Maamulaha Madarka iyo Khadija Fundicion .