Maamul Goboleedka Punt land oo Sida Fiinta uga Qayliyey Hawl galo ay Somaliland ka Wado Gobolada Bari DAAWO
Gaalkacayo 17.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Amniga ee Maamul Goboleedka Puntland Mr Cabdi Cali Xirsi “Qarjab” ayaa Xukuumada Somaliland uga Digay dhaqdhaqaaqyo ay ka wado Gobolada Sool iyo Sanaag.