“Ma Waxa Uu Illowsan Yahay Raysal-Wasaaraha Itoobiya Midnimada Soomaaliya In Kilalka Shanaad Ku Jiro..” Xildhibaan Dheeg DAAWO
Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Mudane Maxamud Dheeg oo ka tirsan golaha Guurtida Somaliland ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay Raysal-wasaaraha dalka Itoobiya Waxaa Kale oo Xildhibaanku si adag uga hadlay cunaqabataynta hubka ee saarnayd Somaliya.