|

Ma Rumaysanaysaa Webi Biyihii Marayay ay Isu Rogeen Midabka Dhiiga Waa Dhacdo Dalka Shiinaha doraad ka Dhacday DAAWO

Chine 27.July 2014 (SDN/QJ)-Wabigani oo mara Gobol ku yaala bariga wadanka shiinaha ayaa lagu waa bariistay isaga oo midabka biyihiisu ay u Ekaadeen Midabka Dhiiga oo kale arrintaasi oo walaac ku abuurtay dadka deegaanka oo isticmaali jiray biyaha wabigaasi sidoo kalena ka kaluumaysan jiray.

Chine SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed