“Ma aha in Shakhsiyaad yar oo dantoodii ka dhex waayay wakiilada la maqlo,Maxkamaduna ma aha mid soo kala dhex geli karta oo awood uma laha” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}
Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markii u horaysay maanta ka hadlay Faro gelinta ay Maxkamada Sare ku hayso Golaha Wakiilada isagoo Xusay in arrintaasi ay tahay mid ku khaldan Shuruucda dalka ,
Gudoomiyaha Xisbiga Ucida waxaaa kale oo uu sheegay in dawladnimada looga wanaagsan yahay Khilaafka iyo Khalkhalku isagoo intaas ku daray in Mudooyinkii u danbeeyay ay Golaha Wakiilada ku haysteen inay karaamadooda soo Ceshadaan tiina ay Sameeyeen .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Gudoomiyaha Ucid
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FaysalJawaab22.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com