Lix ruux oo loo soo qabtay howlgalo lagu xaqiijinayay amaanka Magaalada Baydhabo
Baydhabo 02.May 2016 (SDN/QJ):-Xaafadaha magalada Baydhabo ayaa xalay ciidamada nabad sugidda Soomaaliya ay ka sameeyee howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka magalada waxena howlgaladaasi ku soo qab qabteen Dad aad u badan.
Ciidamada ayaa Dadkii ay soo qabteen waxaa ay ka lahareen ilaa 6 Qof oo ay ku tuhmeen in ay ka tirsan yihiin xarakada Al-shabaab.
Saraakiisha NISA ee gobolka Baay ayaa sheegay in Lixdaan Ruux ee ku tuhunsanaayee in ay ka tirsan Al-shabaab maxakabad horkeeni doonaan.
Mudooyinkii dambe ciidamada amaanka magalada Baydhon ay ka wadeen howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka magaladaasi,