|

Lix iyo Labaatan Guuro Iyo Hawl Galkii Gudo Galka Magaalooyinka Daawo

axmed mire maxamedBurco 27.May 2014 (SDN/QJ)- Waa ayaamo amran Waa Hawl Galkii Gudo galka Magaalooyiinka Waaweyn Waxay Maalintani Ku Suntayd Markii Cutubyo Hubaysan oo ka Tirsan Xoogagii Ururkii SNM ay soo galeen Magaalada Burco 27kii Bishii May 1988ki.

Hawlgalkaas Waxaa horkacayay Kornayl Axmed Mire Maxamed Waxa uu ka Waramayaa Tiradii iyo Tayadii Ciidamadii uu Hogaaminayay ee Soo galay Magaalada Burco iyo Dhaawicii ka soo gaadhay.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed