Liiska Xildhibaanada Gal Mudug oo la Shaaciyay iyo Doorashada Madaxweynaha Maamulka Cusub Ee Galmudug Oo Todobaadkan Dhacaysa
Cadaado 30.June 2015 (SDN/QJ)- Doorashada Madaxweynaha maamulka cusub ee Galmudug oo lagu wado in toddobaadka soo socdo ay ka dhacdo magaalada Cadaado lana doortay guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug, ayaa haatan la soo dhamaystiray xubnaha xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaas.
Golaha Baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 89 xubnood ayaa haatan waxaa la shaaciyay 88 xubnood oo ah mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug. Iyadoo sidoo kale la doortay Guddida doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka.
Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa u dhigan sidan:-
No |
Magaca |
Beesha |
Degmadda |
1 |
Maxamed Mire Axmed |
Madhibaan |
Dhuusamareeb |
2 |
Maxamed Xassan Xuseen |
Madhibaan |
Cadaado |
3 |
Khadiija Cadaan Jimcaale |
Tumaal |
Ceeldheer |
4 |
Cabdulqaadir Cabdullaahi Bariise |
Murusade/Habaradinle |
Galhareeri |
5 |
Garaad Yuusuf Maxamuud |
Murusade/Habaridinle |
Galhareeri |
6 |
Cabdikarin Macalin Axmed |
Murusade/Abakar/Israfil |
Ceelbuur |
7 |
Maxamed Geedi Cawaale |
Murusade/Abakar/Saciid |
Ceelbuur |
8 |
Cabdikarin Cumar Axmed |
Murusade/Cabdalle |
Galhareeri |
9 |
Mahad Sheekh Cali Cibaar |
Murusade/Cabdalle |
Galhareeri |
10 |
Farxiya Xasan Cali |
Murusade/Habar ceeno |
Ceelbuur |
11 |
Cabdullaahi Maalin Gaafow |
Murusade/Habar ceeno |
Ceelbuur |
12 |
Salaad Axmed Ceynte |
Murusade/Habar ceeno |
Ceelbuur |
13 |
Cumar Maxanuud Mahadalle |
Murusade/Habar Maxamed |
Ceelbuur |
14 |
Cali Gacal Casir |
Murusade/Habar Maxamed |
Ceelbuur |
15 |
Cabdiwali Aadan Cabdi |
Surre/Fiqa-muxumad |
Balanbale/Xeraale |
16 |
Cabdirizaaq Xuseen Maxamuud |
Surre/Fiqa-muxumad |
Balanbale/Xeraale |
17 |
Bashiir Axmed Xuseen |
Surre/Cabdalla Saleebaan |
Galgacyo |
18 |
Xareed Cali Xareed |
Surre /Qubeys |
Galgacyo |
19 |
Canab Maxamed Cosoble |
Surre/Qubeys |
Xarardheere |
20 |
Cabdullahi Xersi Maxamed |
Surre /Qubeys |
Hobyo |
21 |
Max’ud Aaden Cusmaan |
Waceysle/Caligaaf |
Galcad |
22 |
Cabdullaahi Imaan Afrax |
Waceysle/Absuge |
Ceeldheer |
23 |
Yoonis Muxudiin Xaaji Max’ed |
Waceysle/Maxamedcadde |
Xarardheer |
24 |
Cabdullahi Xirsi Wardhere |
Waceysle/Cabdiraxman |
Ceeldheer |
25 |
Mukhtaar Macalin Cabdullaahi |
Waceysle/Marrooyin |
Ceeldheer |
26 |
Sh. Ciise Macow Gacal |
Waceysle/Abdi Macalin |
Galcad |
27 |
Cali Xasan Cali Calasoow |
Waceysle/Dhegaweyne |
Galcad |
28 |
Hassan Cabdullaahi Maxamed |
Habargidir/Saleelbaan |
Hobyo |
29 |
Maxamed Hasan Geelle |
Habargidir/Saleelbaan |
Cadaado |
30 |
Mahad Cilmi Cali |
Habargidir/Saleelbaan |
Cadaado |
31 |
Cabdullaahi Faarax Jimcaale |
Habargidir/Saleelbaan |
Hobyo |
32 |
Cabdullahi Cumar Maxamud |
Habargidir/Saleelbaan |
Cadaado |
33 |
Faysal Axmed Cabdulle |
Habargidir/Ceyr |
Xarardhere |
34 |
Yuusuf Xassan Cali |
Habargidir/Ceyr |
Dhuusamareeb |
35 |
Nuur Cali Sahal |
Habargidir/Ceyr |
Balanbale |
36 |
Xuseen Xirsi Shidane |
Habargidir/Ceyr |
Balanbale |
37 |
Cabdirashiid Yuusuf Axmed |
Habargidir/Ceyr |
DXarardhere |
38 |
Axmed Yuusuf Ciyoow |
Habargidir/Ceyr |
Dhuusamareeb |
39 |
Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey |
Mareexaan/Reer Warsame |
Balanbale |
40 |
Farxiyo Cabdullaahi Sheekhdoon |
Mareexaan/ Reer Dalal |
Caabduwaaq |
41 |
Bashiir Diiriye Shariif |
Mareexaan/Reer Dalal |
Caabudwaaq |
42 |
Xassan Ali Dhuux Maxamuud |
Mareexaan /Reer Xersi |
Caabudwaaq |
43 |
Duraan Cali Fareey |
Mareexaan/Wegerdhac |
Caabudwaaq |
44 |
Cabdi Xaashi Jaamac |
Mareexaan/Wegerdhac |
Caabudwaaq |
45 |
Cabdullaahi Xaashi Warsame |
Mareexaan/Reer M. Guled |
Caabudwaaq |
46 |
Dr. Cabdisalaan Diini |
Mareexaan/Wegerdhac |
Caabudwaaq |
47 |
Bosteeyo Jaamac Cali |
Mareexaan/Wegerdhac |
Caabudwaaq |
48 |
Cabdixakiin C/llaahi Warsame |
Mareexaan/Reer Nuur |
Balanbale |
49 |
Nadiif Maxamed Guuleed |
Mareexaan/Celi |
Caabudwaaq |
50 |
Cabdi Sugulle Guuleed |
Mareexaan/Reer Siyaad Xuseen |
Caabudwaaq |
51 |
Axmed Sheekh Yuusuf |
Habargedir/Saruur |
Xarardheere |
52 |
Daahir Cabdi Shiiqoow |
Habargidir/ Saruur |
Xarardheere |
53 |
Liibaan Cabdullaahi Xasan |
Wadalaan/Cali Kuulle |
Ceeldheer |
54 |
Dr. Maxamed Cabdullaahi Cali |
Xaskul/Cabdi Idde |
Xarardheere |
55 |
Caasho Maxamed Warsame |
Duduble/Qadhoob |
Xarardheere |
56 |
Axmed C. Max’ed Cago Madow |
Duduble/Maxamed Camal |
Ceelbuur |
57 |
Xasan Maxamed Axmed Geedi |
Dudble/Aarsade |
Ceelbuur |
58 |
Bile Maxamuud Diiriye |
Dudble/Maqlasame |
Ceelbuur |
59 |
C/llahi Xassan Maxamed Xayle |
Dudble/celi |
Dhuusamareeb |
60 |
Xirsi Axmed Maxamed |
Carab Saalax |
Gaalkacyo |
61 |
Abuukar Warsame Cali |
Saruur |
Xarardheere |
62 |
C/llaahi Cabdi Cabdulle |
Duduble/ Awradeen |
Celbuur |
63 |
C/naasir Axmed Yuusuf |
Surre/ Qubeys |
Hobyo |
64 |
Maxamed Cilmi Afrax |
Duduble/ Maxamed Camal |
Celbur |
65 |
Maxamed Cabdi Guuleed Afrax |
Duduble/Maqalsame |
Dhusamareeb |
66 |
Maxamed Tahaliil Biixi |
Mareexaan/ Reersiyaad |
Balanballe |
67 |
Maxamed Xuseen Tahaliil Cali |
Sacad/ Culus |
Cadaado |
68 |
C/dahir Maxamed Xirsi Aadan |
Sacad/ Wuqujire |
Galkacyo |
69 |
C/qaaddir Cali Diirshe Cumar |
Sacad/Wuqujire |
Hobyo |
70 |
Liibaan Cabdi Cali |
Mareexan/ Reer Siyaad Xuseen |
Dhusamareeb |
71 |
Daahir Weheliye Siyad |
Saruur/ Cali weheliye |
Xarardheere |
72 |
Maxamed Shiikh Axmed Maalin |
Saruur/ Cali weheliye |
Xarardheere |
73 |
Maxamed Faarax Aadan |
Mareexaan/ Celi |
Dhusamareeb |
74 |
C/weli Cali Maxamuud |
Shiikhaal/loobage |
Gaalkacyo |
75 |
Qaasim Maxamed Cali |
Shiikhaal/loobage |
Gaalkacyo |
76 |
Muxyadiin Axmed Maxamed |
Shiikhaal/loobage |
Gaalkacyo |
77 |
C/kariin Maxamed Cusmaan Ciiro |
Shiikhaal/loobage |
Gaalkacyo |
78 |
C/qani Aadan Garagaar |
Surre / Cabdalle |
C/waaq |
79 |
Maxamed C/qaadir Xaashi |
Sacad/ Wuqujire |
Galkacyo |
80 |
Maxamed Cabdi Faarax |
Sacad/ Cabdalle |
Cadaado |
81 |
Maxamed Axmed Max’ed Afrax |
Waceysle/ Haaruun |
Galcad |
82 |
Maxamuud Diini Xasan |
Sacad/ Odow |
Galkacyo |
83 |
Muxyadiin Sh. Cabdullaahi |
Shiikhaal/ Loobage |
Caabudwaaq |
84 |
C/raxmaan Xuseen Faarax |
Mareexaan/ reer Guuleed Faarax |
Dhuusamareeb |
85 |
Cabdi Xasan Cilmi |
Saleemaan / Maxamed Cabdi |
Xarardheere |
86 |
Axmed ShiikhNuur Warsame |
Beesha Shanaad/ Madhibaan |
Galkacyo |
87 |
Maryan Cali Abtidoon |
Saleemaan/Abukar |
Hobyo |
88 |
Faadumo Cabdi Weheliye |
Saruur |
Xaradhere |
Cadaado SDN/QJ