|

Liiska Soddon (30) Ka mid saraakiisha Ciidanka Qaranka Ee Qaadatay Derejaada Gaashaanle Sare iyo Beelaha ay ka soo jeedaan

derejoHargeysa:Aug-11-2013 (SDN)- Tan iyo markii Dhawaan ciidamada kala duwan ee Somaliland loo qaybiyey Derejooyinka, ayaa waxa soo baxayey Guux iyo Saluug farabadan oo laga tirsanayey Guddida soo xushay qaadka loo qaadanayo Derejooyinka.

Warbaahinta Somaliland, ayaa socod badan u gashay helitaanka liiska rasmiga ah ee saami-qaybsiga ay beelaha Somaliland u heleen Derejooyinka iyadoo ay jiraan Beelo gebi ahaanba laga qadiyey amaba tiro aad u yar laga siiyey saraakiisha sarsare ee ciidanka iyo Beelo si xad-dhaaf ah u looga haqab-tiray Derejooyinka.

Haddaba Shabakadda wararka ee Oosweyne News, ayaa soo heshay liis qabyo ah oo ay ku qoran yihiin ugu yaraan 30-Saraakiisha qaadatay Derejada Gaashaanle sare oo  u Badan Beelo gaar ah, iyadoo halkaana laga dhex arkayo Eexda ay sameeyeen Guddidii loo xilsaaray hawshani.

Soddonkan sarkaal oo dhamaantood ah ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa dadku markii ay arkeen yaqiinsadeen in Derejooyinkii ciidanka ee Muhiimka aha acid gaar ah la siiyey, islamarkaana laga dul guuray beelihii kale ee ciidanka ka tirsanaa.

Haddaba waa kuwan Liiska ka kooban soddonka sarkaal ee Gaashaaleyaasha sare ah iyo beelaha ay ka soo jeedaan:

 

1.G/le sare: Maxamed Cabdi (shine faqash)=Sacad muuse

2.G/le sare: Axmed Maxamed Cali (Tanzani)=Sacad Muuse

3.G/le sare: Yuusuf Adan    (Y.Marduuf)        =Sacad Muuse

4.G/le sare: Cabdiraxmaan Xabashi               =Sacad Muuse

5.G/le sare: Cabdi Odowaa                             =Sacad Muuse

6.G/le sare: Axmed Daahir Afyare                =Sacad Muuse

7.G/le sare: Maxamed Batuun Geelle          = Sacad Muuse

8.G/le sare: Maxamed SHaqalle                   =Sacad Muuse

9.G/le sare: Maxamed Abokor (John)          =Sacad Muuse

10.G/le sare: C/raxmaan cumar dacar          =Sacad Muuse

11.G/le sare: Adan Cabdi Diiriye                    =Sacad Muuse

12.G/le sare: Maxamed Caabi                        =Sacad Muuse

13.G/le sare: Cumar SHeekh.                         =Sacad Muuse

14.G/le sare: Fanax                                           =Sacad Muuse

15.G/le sare: Xasan Muuse Rooble (Dr.)       =Ciise Muuse

16.G/le sare: Maxamed Xudhuun                  =Samaroon

17.G/le sare: Cusmaan Cabdi Badde             =Samaroon

18.G/le sare: Xasan Caqli                                 =Samaroon

19.G/le sare: Cabdi Khaliif                               =Samaroon

20.G/le sare: Ibraahim Yuusuf (Buulcaws)    =Habar yoonis

21.G/le sare: Xuseen Axmed Ismaaciil           =Habar yoonis

22.G/le sare: Saleebaan Guure                       = Habar yoonis

23.G/le sare: Muuse Cilmi                                =Habar yoonis

24.G/le sare: Aabi Aw qoobay                         =Habar yoonis

25.G/le sare: Axmed C/lahi Kahin (Taagane) =Ciidagale

25.G/le sare: Axmed Maxamed (Jabiye)         =Habar jeclo

26.G/le sare: Cali Barre Xuseen (Abwaan)     =Habar jeclo

27.G/le sare: Caamir Maxamed                       =Habar jeclo

28.G/le sare: C/laahi Biixi                                  =Habar jeclo

29.G/le sare: Abiib DHagax                               =Ayuub

30.G/le sare: Ibrahim Caydiid DHabdhable   =DHulbahante

 

 

 

Xigasho: shabakada wararka ee Oodweynenews.com

  Somalidiasporanews.com

 

Comments are closed