Liiska Golaha Wasiirada ee Maamul Goboleedka Punt land oo la Shaaciyay Halkan Ka Akhri kana DHAGAYSO
Garowe 28.Jan 2014 (SDN)- Golaha Xukuumadda Puntland ee Dolwadda Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa Goor dhawayd saxaafadda loo soo
bandhigey. Magacyada Wasiirada waxaa saxaafadda u akhriyey Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Puntland Dr Deeq Suleymaan Yusuf, waxaana ay wasiiradu gaarayaan 47 Wasiir, kuwaaso ay kamid yihiin raga wasiirada loo magcaabay shakhsiyaad u dhashay somaliland kuwaaso kasoo jeeda gobolada sanaag bari iyo Sool.
Akhriso Liiska golaha Wasiirada ee Puntland:
Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka caddaladda arimaha diinta
Maxamesd Faarax aadan Wasiir ku xigeen
Axmwed Cilmi Cismaan (Karaash) Arrimaha gudaha iyo dowladfaha hoose
Cabdullaahi Xaashi Warsame Wasiir ku xigeen
Xasan Cismaan Maxamuud Alloor Wasiika Amniga
Cabdicasiis Maxamed Adam Wasiir ku xigeen
Shire Xaaji Faarax Wasiirka Maaliyadda
Axmed Yaasiin Saalax Wasiir kuxigeenka maaliyadda
Sahra siciid Nuur: Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka
Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir kuixgeen
Cali Axmed Faatax Wasiirka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
Siciid Faarax Maxamuud Wasiir ku xigeen
Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Xaanada xoolaha
Cabdiweli Seed Cilmi Wasiir ku xigeen
Cali Xaaji Warsame Wasiirka Waxbarashada
Prof. Maxamed Cali Faarax Wasiir ku xigeen
Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Caaafimaadka
Aamina maxamed Cabdullaahi Wasiir ku xigeen
Nuur Axmed Yuasuf Wasiir kuixgeen Warfaafinta
Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Hawlaha Guud
Liibaan Beddel Maxamuud Wasiir ku xigeen
Xasan Xaaji Siciid Xasan Duulista hawada & garoomada
Cabdullaahi Jaamac Aruurshe Wasiir kuixgeen
Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Beeraha iyo Waraabaha
Siciido Xuseen Cali Gees Wasiir ku xigeen
Cabdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) Wasiirka kaluumeysiga iyo kehyraadka badda
Maxamuud Maxamed Cali Wasiir ku xigeen
Cabdullaahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka
Cabdirashiid gaani Cali Wasiir kuxigeen
Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada. Shaqaalaha Dhalinyarada
Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Wasiir kuxigeen
Aniga Cabdulqaadir Shiikh Muumin Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska
Farxiya Yusuf Xirsi Wasiir kusigeen
Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka dalxiiska iyo duurjioogta
Faarax Cali Cabdi Wasiir kuxigeen
Maxamed Xasan Soocadde Wasiirka ganacsiga iyo wershadaha
Cabdirisaaq Nuur Cumar Wasiir kuxigeen
Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dowlaha ganacsiga iyo wershadaha
Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiir dowlaha jkaluumeysiga & kehyraadka badda
Cali Yusuf Jaamac Wasiiru dowladaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose
Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan Wasiiru dwolaha madaxtooyada iyo xiriirka gobolada
Dr.Maxamed Cabbaas Cumar, Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah
Cabdiqani Geele Maxamuud Wasiiru Dowlaha duulista hawada & garoomada
Cabdullaahi Jaamac Casli Wasiiru Dowladaha caafimaadka
Axmed Ibraahim Cawaale Wasiiru Dowladaha Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga
Maxamuud Beeldaaje Faarax Wasiiru dowlaha Amniga.
Guji Halkan oo Ka Dhagayso Xubnaha la Magacaabay
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/LiiskaPunt.mp3″]
Garowe SDN.
Qurbejoog.com