Labadii Beeleed ee Dirirtu ku Dhex Martay Gobolka Sool oo Hal doorkooda la Dhaariyey DAAWO
Laascaanood 03.July 2016 (SDN/QJ):- Labadii dhinac ee Dagaaladu Ku dhex mareen Gobolka Sool oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac Tiro badan ayaa Markii kowaad waxaa Gudi labada dhinac ka socota lagu dhaariyey Magaalada Laascaanood,Si loo adkeeyo Heshiis buuxa oo labadaas ardaa dhex mara.