|

Labada Xisbi Mucaarid oo Mawqifyo Kala Durugsan ka Istaagay Qaraarkii Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Labada Xisbi Mucaarid ee Waddani Iyo Ucid ayaa siyaabo kala duwan uga Hadlay Qaraarkii Madaxweyne Siilaanyo Shalay ku Kala qaaday Doorashooyinkii is barkanaa ee Madaxtooyadda Iyo Wakiiladda iyo Ku dhac la’aanta Madaxweynaha ee Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda.

Comments are closed