|

Laba Wariye oo Wasaaradda Arrimaha Guduhu amartay in Xabsiga loo Taxaabo Kadib Markii ay Hawlo Shaqo u Tageen Deegaanadii Shaqaaqadu Ku Dhex Martay Laba Beelood oo Wada Dega Gobolka Sanaag & Warfidiyeenada Dawlada oo Ruqsad loo Siiyay Tegitaanka Goobahaas DAAWO

Ceel Afweyn 11.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Muuse Diiriye oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Sugnaa Degmada Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa amar ku siiyay Ciidamada Qaranku inay Xabsiga dhigaan laba Weriye oo Warbaahinta Madaxa Bannaan ka Socday oo Deegaano dhawaan lagu dagaalamay u tagay si ay Nolosha Bulshada sawir uga bixiyaan.

Comments are closed