|

Laanta xisbiga ucid ee Uganda kampala Waxaanu si wayn uu soo dhaweynayna Heshiiska labada xisbi mucaarad Shaley Ku Gaadheen magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Ambassador.

Warsaxaafadeed naga soo gaadhay laanta xisbiga ucid ee dalka Uganda ayaa lagu Sheegay in laanta xisbiga ee Uganda uu soo dhawaynayo, heshiiska dhex maray labada xisbi mucardi oo in badan ba loo hanqal tagayey waan kaalintoodi oo ay buuxiyeyeen mar horan auu eegayd . Waan kaalinta kaliye ee lagu saxi karo xukumada hada talada haysa si aanya uu nooqn awr dabar laan gosta waxa aliyaaliyo waxa uu damco waan in lahela mucardi xoogan oo talo fiican siiya xukumaada ,waxay qaldan ku dhaliila waxa ay ku saxan yihiin ku taageera ,waxanay sixi karaan labada xisbi mucardi waxyaabo badan oo is huursana oo jira ilaa hada . Halka markii hore iyaga ka mucarad ahaan laysku mash quulinayey , si aan auu arag waxa ay xukumaadu qoloocinayso ,hadabo saddxexdi sano ee hore waabay fiicnayd inaan xukumada aad loo dhaliiline waa in ahada si adag loo ilaaliya oo laweydiiya lana ogaada halka qaranka wax uu marayaan. Ugu Danbeyntii Waxaanu labada Xisbi Mucaarad leenhy hanbalyo waxa inagagoan aynu ku sixi karno waxyaabo badan oo is huursan dalkana ku gaadhsiin karnoIctiraaf,Horumar iyo Badhaadhe waaxaanu leenahy cid walo ka shaqaysay heshiiskan ilhy xasanaad haydinku badalo. khadarbitijoor@hotmail.com +256791661106 Waxa ku saxeexan Guddomiyha xisbiga ucid laantiisa dalka ugandha Khaddar Mohamed nour ( bitijoor) Wabilaahi towfiiq

Comments are closed