|

La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Bari oo Baaq u diray Xukuumada Somaliland {DAAWO}

Fu'aad aadan CadeLaascaanood 17.Dec 2013 (SDN)- La taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Bari ee Somaliland Mudane Fu’aad Aadan Cade oo ku Sugan Magaalada Laascaanood ayaa  ka warbixiyay Socdaal uu in mudo ah ku joogay Degmada Xudun ee Gobolka Sool,oo uu ka dhacay fal iska Hor imaad,Sidoo kale waxa uu Xukuumada ugu baaqay inay Ciidanka Booliska Gayso Degmadaas oo ay Bulshadeedu u Ooman yihiin,Si ay ugu Dhexeeyaan ayuu Yidhi Ciidanka Milateriga iyo Shicibka.

La taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Bari ee Somaliland Mudane Fu’aad Aadan Cade Waxa kale oo uu Iftiimiyay Duruufaha ka Jira Jiida Deegaanka Xudun.

Laascaanood SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed