La Taliyaha Madaxwayne Siilaanyo Ee Arimaha Doorashooyinka Oo walaac ka muujiyey In ay Dalka Ka Dhacdo Doorashada Madaxtooyada wakhtigii loo Mudeeyey DAAWO
Hargaysa 17. November 2016 (SDN/QJ):- Mudane C.laahi X.Cumar (C.laahi Jawaan) oo ah La Taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee Arrimaha Doorashooyinka ayaa ka dardaar weriyey inay dalka ka dhacdo Doorashada Madaxtooyada oo ku Mudaysan 28 Bisha March ee Sannadka soo Socda ee 2017.