La taliyaha madaxwaynaha somaliland ee Arimaha bariga Fuaad Adan Cade oo la filaayo inuu gaadho Garoowe iyo soo dhawayn loogu jiro
London 13Aug14(SDN/QJ/)warar ay heshay shabakada qurbejoog.com ayaa waxa loo cadeyey in la taliyaha madaxwaynaha somaliland ee arimaha bariga fuaad adan cade in u ku sii jeedo puntland fuaad adan cade ayaa cadeyey qaar ka mida warbaahinta in uu isaga iyo siyaasin kale oo ay isku fikir yihiin ay u sii jedaan puntland , mudadii uu xilka qabtay madaxwayhana puntland cabdi wali ayaa waxa isa soo taraya siyaasin tiro badan oo ka soo jeeda gobolka sool ay u sii jedaan xarunta maamulka puntland ee garoowe .
halkan ka dhagayso waraysi uu siyey warbaahinta.