”Kulmiye Maan ahayn ee Waaba la ii Diiday,Madaxweyne Siilaanyana Xaaladiisuu…Muuse Biixina….”’ Siyaasi Ismaaciil Yarre DAAWO
Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha ee Xukuumadii Rayaale ahaana Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedkii Dalsan oo Ku Biiray Maanta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in Loo diiday Xisbiga Kulmiye inkasta oo uu Urur Siyaasadeedkiisii iyo Isaguba ku Biireen hadana waxa uu Sheegay inaanu qayb ka ahayn Siyaasadda Xisbigaas.