|

“Kulmiye Ma aha Markii Kowaad ee la Iska Casilo,Rag badan ayaa hore uga baxay Laakiin arrinta iminku waxay u Muuqataa…” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhex dhashay Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye ee Sababay in Tiradii ugu badnayd ee Wasiiro ahi ay Shalay ku dhawaaqeen inay Iska Casileen Xilalkii ay ka hayeen Xukuumadda iyagoo Iftiimiyey in Madaxweynuhu uu Garab siinayo Mid ka Mid ah Murashixiinta ku loolamaya Xisbiga Kulmiye.

 

Comments are closed