|

Kulan Lagu Gorfaynayo Caqabadaha Ku Gadaaman Shaqo Helida DAAWO

Hargaysa 03. May 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland MD Sharmaarke Geelle, ayaa Caasimada Hargeysa ka furay kulan lagu gorfaynayo caqabadaha ay la kulmaan dadka shaqo doonka ah iyo sidii looga samata bixi lahaa.

guddoomiyaha oo ka waramaya ujeedada kulankaasi iyo ahmiyada uu leeyahay waa kan.

Comments are closed