Kulan lagaga Hadlayay Baahiyaha Waxbarasho ee degmada Sallaxley oo Hargaysa lagu qabtay Ka Daawo Qurbejoog.com
Hargaysa 25.March 2014 (SDN)- Marwada Madaxweynaha,Wasiirada Waxbarashada,Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Kulan lagaga hadlayay Baahiyaha Waxbarashada ee Degmada Sallaxley.
Kulankan ayaa lagu falanqaynayay Sidii Meel la isula dhigi lahaa Baahiyaha Waxbarasho ee Degmada Sallaxley Waxaana Halkaasi ka hadashay Marwada Madaxweynaha,Wasiirada Waxbarashada,Gudoomiyaha Gudida Dib u dhiska Wadada Cad ee Hargaysa Iyo Sallaxley.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com