|

Kulan Lagaga hadlaayo Adkaynta Amniga iyo Awaamiir Cusub Oo Lagu Soo Rogay Hargeysa DAAWO

Hargaysa 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Madax ka socotay Xukuumadda Dhexe,Maamulka Golaha Deegaanka ee Caasimada hargaysa iyo Gudiyada Nabadgalyada ee Degmooyinka Caasimada hargaysa ka kooban tahay ayaa  yeeshay Shir looga hadlayay Xoojinta Nabadgalyada kaas oo ka qabsoomay Xarunta Dab-demiska ee hargaysa.

Comments are closed