|

Kulan Dhex Maray Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargaysa Iyo Qaar ka mid ah Gaadiidlayda Biyaha u Dhaamiya Hargaysa DAAWO

Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daa,uud ayaa Kulan la Yeeshay Gaadiideeyda Biyaha u soo u Dhaamiyaha Caasimadda iyagoo ka wada hadlay in aanay kordhin Karin qiimaha ay biyaha bulshada kaga iibinayaan

Comments are closed