|

Kulan ay isagu yimadeen Aqoonyahanada Beesha Daud Garxajis (CiidaGale ) ee Uk waxa la goan saday inay beeshy samayso Gudi rasmiya oo beeshu u dhan tahay(Bayaan)

London 17Feb15(SDN/QJ) Waxa ka dhacay Galbeedka London shir wada tashi oo isagu yimadeen aqoonyahanka beesha Ciida gale oo loga tashanayo arimaha Beesha ee Uk  waxana la goansaday in la samaysto gudi rasmiya oo beeshu u dhan tahay madama tii hore is magacawday iyada oo aan beesha la tashan isla markana anay wada matalin dhamaan ardayada beesha Ciidagale.Markii la waydiyey gudidii is magacawday waxay qirteen in aan loo bahnayn in beeshu u dhan tahay markii lala wada hadlay xubnaha hoos ku qoran waxa la goansaday in ay xubnaha hoosta ku qoran ay qaban qabiyaan shirwayne guud si loo doorto gudi cusub oo beeshu u dhan tahay kuna jiraan beesha oo dhan .xubnaha la dooran doono waxa loo egi donaa shurudo gaara aya lagu xidhi dona in ay sumcad ku leyiin beesha ,kana madax banaan siyaasada aradayadna dhex u yihiin anay kana shaqayn dano beel khaasa ,in lagu yaqaano hufnaan iyo wax qabad.waxana  soo gudbin doona beesha tariikhda shirku dhici dono xubnaha hoos ku qoran

No. Magaca
1. Caqil Ahmed Caqil Abdillahi Caqil Mahamoud
2. Faisal Haadaame
3. Abdi Yusuf Ali
4. Seed Abdi Dheen
5. Hussein Mohamed Gulaid
6. Muuse Axmed Cali
7. Cabdisalaan Cali Warsame
8. Mohamoud Hussein Balayax
9. Moote Haji Bootaan
10. Rasheed Bare
11. Abdillahi camood
12. Mahad Abdi Good
13. Muse Axmed
14. Abdi Baykin
15 Bare Dayax
16 Hussein Mohamed
17. Abdi Noor
 18. Abdi Warsame
19 Mohamed Yusuf Camay
20. Asad Ahmed Iiddan
21. Abdi shakuur
22. Ismail Yusuf
23. Abdi Gadiid
24. Cabdi Warsame
25. Maxamed Cali
26. Eng Cabdilaahi Camey
27. Maxamed Yusuf
28. Eng Axmed Gurey Cumar Ceesh
29. Yusuf Cabdi Dheen
30. Jamac Axmed 

Wabilaahi Tawfiiq

Xafiiska wararka ee qurbejoog.

Comments are closed