Koox Dablay ah oo Xalay Niskii Dhexe Weerar ku Qaaday Guriga Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Iyo Khasaaraha ka dhashay DAAWO
Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xalay Niskii Dhexe Koox Dablay ah oo aan la aqoonsani Weerar ku qaadeen Guriga uu Caasimadda Hargaysa ka degan yahay Wasiirka Wasaaradda Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland.