Komiishanka Doorashooyinka Somaliland iyo Wasaarada Maaliyada oo Kulan Wada yeeshay DAAWO
Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland iyo Wasaaradda Maaliyada ayaa wada yeeshay Kulan aan Saxaafada loo ogolayn.
Kulankan ayaa Wasiirka Maaliyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale Waxa uu ku Sheegay Mid lagaga wada hadlayay Sidii la isula Meel dhigi lahaa Kharashka ku baxaya doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Madaxtooyada oo ku astaysan badhtamaha Sannadka 2015.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com