|

Khudbadii Raysal Wasaaraha Cusub ee Somalia uu Shalay ka Hor Jeediyey Fadhigii Shalay ee uu Ku Hantay Kalsoonida Baarlamanka & Balanqaadyadiisa Waxqabad DAAWO

Muqdisho 02. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul wasaaraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Barlamaanka uga mahadceliyey, una ballan-qaaday in sida ugu dhaqsiyaha badan uu u soo dhisi doono Xukuumada kaddib wadatashiga shacabiga, sidoo kale Ra’iisul wasaaraha waxa u guud mar ku sameeyey qodobo ay diiradda saari doonto Xukuumaddiisa soo socota.

Comments are closed