|

Khudbadii Raiisul wasaaraha ee shirka Garoowe

Mudanyaal iyo Marwooyin,

Maanta waa Maalin Taariikhi ah oo aan u doornay si wadajir ah inaan uga tashanoaayaha Qarankeena, una qeexno Qaranka aan dooneyno sidii u shaqeyn lahaa, Sharcigii Qarankaasi ku shaqeyn lahaa, Qarankaas oo noqda mid dhowra Xuquudaiyo Xoriyadda Muwaadinka Soomaaliyeed.Walaalayaal si loo helo Qaran ay u dhan yihiin sifooyinka kor ku xusan. Waxaan ubaahanahay DASTUUR. Gola-fadhiga maanta inoo ka bilowday Garoowe, ooujeedooyinkiisa ay ka mid tahay; Dhameytirka Dastuurka qabyada ah.Su’aashu waxay tahay waa side nooca dastuur oo aan dooneynaa;

muxuuseDastuurkaasi u qaban shacabka Soomaaliyeed?Waxaan dooneynaa Datuur waafaqsan Shareecada Islaamka, Dastuur kor u qaada qiyamka, soona celiya sharafka Muwaadinka Soomaaliyeed, Dastuur qeexaya Madaxbaanida Qarankeenna, Baaxdda berigeenna iyobiyaheenna, Luuqadaha Dalkeenna, xuquuqda haweenka, Xuquuqda caruurta,dhowrista degaanka, lahaanshaha hantida gaarka ah, xuquuqda shaqaalaha,xuquuqul Qowlka, Xuquuqda Xisbiyada, Xuquuqda Amniga iyo NabadgelyadaDastuur noo horseeda Dowladnimo buuxda,Dastuur soo afjara wakhtiga KMG ah oo dowladeenimadeenu ku shaqeyneysaymuddo aad u dheerWalaalayaal, haddii aan wax ka taabto habka Federalismka:Jamhuuriyadda SoomaaliyaXukuumadda Federaaliga KMG ahXafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

 
لاــموــصلا ةـيروـهـمـجةيلاردـيفلا ةيلاقتنلاا ةموكحلاءارزولا سـيئر بتكم

Axdi Qarameedkii KMG ah ee Dowladdu ku shaqeynesysay ilaa iyo sanadkii2004tii, Qodobkiisa 11, faraqiisa kowaad, wuxuu leeyahay waa in Dowladda Soomaaliyeed noqoto Dowlad ku dhisan hab- dowliga Federalismka. Habkan oo aan muddo ku shaqeyneynay, Maantawaxaa inoo yaal sidii aan u dhemystiri lahayn hirgelintiisa. Habkan Dowladnimooo ay u arkeen madaxdii iyo xildhibaaniintii Soomaaliyeed in uu yahay habDowliga keliya ee dib isugu soo celin kara Shacabka iyo Gobolada Soomaaliyeed.Baarlamanka (Parliamentary reform):

Walaalayaal, Baarlamanku waa xubin muhiim ah oo ka mid ahDowladnimadeenna, haddaba si loo gaaro, loona fuliyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, waxaa si wadajir ah bishii November loo dhisay Guddi wadajir ah(Joint Committee) oo shaqadoodu tahay dib u eegista sidii xubnaha BaarlamankaSoomaliya yeelan doontaa u noqon lahaayeen kuwo leh tayadii, aqoontii iyokartidii looga baahnaa. Madaama, Baarlamanku yahay hay’addii sharci dejintawaa ee dalka, waa lagama maar maan in lagu soo doorto hufnaan iyo il dheerisiyaado ah.

Mudanayaal iyo Marwooyin,

Waxaan aaminsanahy hadii aan la nimaano niyad sami iyo karti dheeraad ah, Towakal saarano ALLAH SWT waan ku guuleysan doono dhameystirka wakhtigaKMG ah.Waan in aan ku shaqeynaa falsaffadda ah ah aan wadajir ku shaqeyno. Maanta Soomaaliya waxaa u soo gurmaday beesha Caalamka, waxaa loogu yaboohaydhaqaale faro badan oo dalka oo dhan loogu talo galay in lagu dhiso; aan kafaaiideysano fursadaas qaaliga ah. Waxaa hubaal ah, walaalayaal haddii aan kushaqeyno Soomaalinimo iyo maslaxdda shacabka in aan hor marino in aan waxbadan qabsan karno, kana helayno gacan buuxda beesha caalamka.Ugu
Dambeyntii,
 
Waxaan u mahad celinayaa Guddiga Madaxa Banaan ee dastuurka oo muddo kuhowlanaa diyaarinta Dastuurka. Run ahaantii waxay qabteen shaqo aad uwanaagsan, maantana Shacabka Soomaaliyeed waxay inoo ka fadhiyaandhameystrika Dastuurka.Sidoo kale, waxaan mahad u celinayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Madaxda iyo Shacabka reer Puntland sidii ay noo soo dhoweeyeen iyo gogosha walaaltinimo ee ay noo fidiyeen.

Axdi Qarameedkii KMG ah ee Dowladdu ku shaqeynesysay ilaa iyo sanadkii2004tii, Qodobkiisa 11, faraqiisa kowaad, wuxuu leeyahay waa in Dowladda Soomaaliyeed noqoto Dowlad ku dhisan hab- dowliga Federalismka. Habkan oo aan muddo ku shaqeyneynay, Maantawaxaa inoo yaal sidii aan u dhemystiri lahayn hirgelintiisa. Habkan Dowladnimooo ay u arkeen madaxdii iyo xildhibaaniintii Soomaaliyeed in uu yahay habDowliga keliya ee dib isugu soo celin kara Shacabka iyo Gobolada Soomaaliyeed.Baarlamanka (Parliamentary reform):Walaalayaal, Baarlamanku waa xubin muhiim ah oo ka mid ahDowladnimadeenna, haddaba si loo gaaro, loona fuliyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, waxaa si wadajir ah bishii November loo dhisay Guddi wadajir ah(Joint Committee) oo shaqadoodu tahay dib u eegista sidii xubnaha BaarlamankaSoomaliya yeelan doontaa u noqon lahaayeen kuwo leh tayadii, aqoontii iyokartidii looga baahnaa. Madaama, Baarlamanku yahay hay’addii sharci dejintawaa ee dalka, waa lagama maar maan in lagu soo doorto hufnaan iyo il dheerisiyaado ah.Mudanayaal iyo Marwooyin,Waxaan aaminsanahy hadii aan la nimaano niyad sami iyo karti dheeraad ah, Towakal saarano ALLAH SWT waan ku guuleysan doono dhameystirka wakhtigaKMG ah.Waan in aan ku shaqeynaa falsaffadda ah ah aan wadajir ku shaqeyno.

Maanta Soomaaliya waxaa u soo gurmaday beesha Caalamka, waxaa loogu yaboohaydhaqaale faro badan oo dalka oo dhan loogu talo galay in lagu dhiso; aan kafaaiideysano fursadaas qaaliga ah. Waxaa hubaal ah, walaalayaal haddii aan kushaqeyno Soomaalinimo iyo maslaxdda shacabka in aan hor marino in aan waxbadan qabsan karno, kana helayno gacan buuxda beesha caalamka.Ugu
Dambeyntii,
 
Waxaan u mahad celinayaa Guddiga Madaxa Banaan ee dastuurka oo muddo kuhowlanaa diyaarinta Dastuurka. Run ahaantii waxay qabteen shaqo aad uwanaagsan, maantana Shacabka Soomaaliyeed waxay inoo ka fadhiyaandhameystrika Dastuurka.Sidoo kale, waxaan mahad u celinayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Madaxda iyo Shacabka reer Puntland sidii ay noo soo dhoweeyeen iyo gogosha walaaltinimo ee ay noo fidiyeen.Mahadsanid,+252618555573 +252699904444 Fax +2525-941017 E-mail: pm@opm.gov.so Mogadishu, Somalia
Waxaan u mahad celinayaa Guddiga Madaxa Banaan ee dastuurka oo muddo kuhowlanaa diyaarinta Dastuurka. Run ahaantii waxay qabteen shaqo aad uwanaagsan, maantana Shacabka Soomaaliyeed waxay inoo ka fadhiyaandhameystrika Dastuurka.Sidoo kale, waxaan mahad u celinayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Madaxda iyo Shacabka reer Puntland sidii ay noo soo dhoweeyeen iyo gogosha walaaltinimo ee ay noo fidiyeen.

Mahadsanid

Comments are closed