|

Khudbadihii Urur Siyaasadeedka Horseed ee Punt land iyo Ololihiisii Taageero doon {DHAGAYSO}

Garowe 29.June (SDN) Gudoomiye ku xigeenka urur Siyaasadeedka Talada Punt land haya isla markaana ah Madaxweyne ku Xigeenka Maamul Goboleedkaas  Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta kala Qayb galay Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Horyaal isu soo bax ay ku Muujinayaan Cududa Taageero ee ay haystaan.

Mudane Cabdisamad Cali Shire oo halkaasi ka hadlay ayaa ka Warbixiyay waxqabadkii ay ku talaabsatay xukuumadda haatan jirta ee Madaxweyne Cabdiraxman Maxamed Farole hogaaminayo.

Waxa uu raaciyay in hadii ay ku guulaystaan doorashooyinka ay horey u sii wadi doonaan horumarka Puntland ,isagoona sidoo kale dadweynaha ugu yeeray si hufan inay u bixiyaan codadka doorashada.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Horseed29.mp3″]
Garowe SDN.

Qurbejoog.com

 

 

Comments are closed