|

Khudbadihii madaxda caalamku ka jeediyeen xafladii caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya(DAAWO)

Muqdisho sept 16,2012(SDN)-Waxa maanta Muqdisho ka dhacday xaflad uu xilka kula wareegayo madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Md Xasan Sheekh,xaflaadaas oo ay ka qeybgaleen wufuud ka kala socota dalal xiiseeyay siyaadasa Soomaaliya.

Hadaba halkan ka daawo khudbadihii iyo sidii ay munaasibadaasi u dhacday.

 

 

Comments are closed