|

Khudbad uu Murashax Muuse Biixi ka Jeediyey Xidhitaanka Shirkii Beesha Habar Jeclo ee Magaalada Caynabo DAAWO

Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Shir Mudooyinkii u danbeeyay ka socday Deegaanka Caynaba oo loogu Magac daray Talo iyo Toosin oo ay Lahayd Beesha Bariga Burco ayaa  maanta la soo Gabo gabeeyay,Waxaana Xidhitaankiisii ka qayb galay Madaxda Xisbiyada Qaranka iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada.

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka mid ahaa Madaxdii ka qayb gashay Xidhitaanka Shirka Talo Iyo Toosin ee Deegaanka Caynaba lagu soo Gabo Gabeeyay.


 

Comments are closed