|

Khudbad Guddoomiyaha KULMIYE kaga hadlay taariikhda dawladnimada Somaliland iyo Wax-wada Lahaanshaha Shacabkeeda DAAWO

Adhicadeys 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa Waxa uu ka Jeediyey Shirkii Adhi Cadeeye Isagoo Xubin ka ahaa Weftigii Madaxweyne Siilaanyo.

Comments are closed