|

Khudbad Dhinacyo Badan leh oo Prof Axmed Ismaaciil Samatar ka Jeediyey Shirkii Jaaliyadaha Somaliland ee Yurub Isla Markaana Iftiimiyey Sababta uu u Diiday Gudiddii Citiraaf raadinta Iyo Rajada uu ka qabo Gudidaas DAAWO

SamatarSweden 10.April 2016 (SDN/QJ):-Pro Axmed Isamail Samatar ayaa Khudbad Dheer oo dhinacyo badan leh Waxa uu ka Jeediyay Shir ay dalka Sweden ku Yeesheen Jaaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan Waddamada Yurub kaas oo ka Dhacay Aqalka Baarlamanka Sweden Waxa uu Prof Samatar Khudbadiisa diirada ku saaray habka aqoonsi raadinta Somaliland.

Prof Axmed Ismaaciil Samatar Waxa uu Khudbadiisa ku qodobeeyay dhaabadaha adag ee Sugaya inay Somaliland dumiso,Waxaa kale oo uu ka hadlay Qadiyada Xisbiyada Somaliland oo Muranadoodu aad u bateen Isagoo Sidoo kalena Qeexid ku Sameeyay in Munaasibada 18 May in aanay noqon Mid Shiiqisa Xuska 26 June.

Comments are closed