|

Khubaro ka Socota Dawlada Imaaraadka iyo Xukuumada Somaliland oo Deegaanka Adhi cadeeye Biyo ka soo Saaraya DAAWO

Laascaanood, 17.June 2015 (SDN/QJ)- Wefti balaadhan oo Isugu Jira Xukuumada Somaliland iyo Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa shalay gaadhay Tuulada Adhicadeeye ee Duleedka Magaalada Laascaanood.

Weftigan ayaa qiimayn ku samaynaya una kuur galaya sidii biyo looga soo saari lahaa deegaannadaas.

Comments are closed