khatarta iyo sirta ka dambaysay VALENTINES DAY oo ah maalin sanad kasta la xuso,hadaba waxa sharaxaya Sheekh SHibli DAAWO
Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Bisha February 14-keeda oo Shalay ku Beegnayd ayaa qaybo ka mid ah Caalamku u aqoonsan yahay inay tahay Maalintii Jaceylka Aduunka (Valentine’s-Day), waxaana la isku diraa Salaamo, Ubaxyo qurux-badan, iyo Hadiyado qaali ah oo ay is-dhaafsadaan Lamaanayaasha is-jecel, iyo kuwa isqaba.
Hadaba maxay tahay ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa munaasabadan iyo Xafladaha lagu maamuuso Maalinta Caashaqa lamaanaha iyo Jaceylka dunida?.
Nala Wadaag Barnaamijkan oo ka Baxay Muuq baahiya Somaliga ah ee Somali Channel .