Khatarta Cudurka Kansarka & Cuntooyin aynu Quudano oo La Ogaaday in Cudurkan laga Qaadi karo!! DAAWO
Hargaysa 05. July 2017 (SDN/QJ):- Cudurka Kansarku Waa Cudurada Khatarta ah ee Werwerka badan uu maanta Caalamku ka qabo.
Waxaa Jira Cuntooyin aynu isticimaalno oo Laga qaadi karo Cudurkan.