|

Khasnadaha Kaydaka Dahabka ee Britain Iyo Asaraarka ku Duugan DAAWO

London 22.July 2016 (SDN/QJ):- Dadweynaha Xaafadani waxay ku dul nool yihiin khasnado dahab ah oo dhulka ka hooseeya ku jira, iyadoo caasimada London ee Dalka Britain ay qarinayso qasnadaha dahabka kaydka ee dawlada Britain haysato khasnadahaas oo yaalla masaafo dhan 300 kun oo fuudh oo squere ah oo ka tirsan xaafadda dhaqaalaha ee Qalbiga Magaalada London.

Comments are closed