|

“Kan maanta Soo Celiyay Go’aankii Guurtida “Madaxweyne Siilaanyo” Waa Dawlad la’aan Dhedig ah kana Yeeli Mayno” Xildhibaan Guurtida Somaliland ah DAAWO

Hargaysa 01.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Weli Cakiran Heshiiskii Sadexda Xisbi ee Somaliland ku soo afjareen Khilaafkii Siyaasi ee dalka ka oogmay ee saldhigiisu ahaa go’aankii ay Golaha Guurtidu mudo kordhinta ugu sameeyeen Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha Wakiilada.

Aqalka Golaha Guurtida ayaa hogaankiisu iyo Qaybo door ah oo ka tirsan Mudanayaashiisu Waxay Cod dheer ku xaaraantimeeyeen heshiiskii Xisbiyada ee Madaxweynuhu ogolaaday.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed