|

Kaa Horumarinaya Waxbarashada Waa Waddani

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato

Ururka Wadani waa urur aaminsan in ay waxbarashado tahay xaq uu leeyahay muwaadiin kaste inuu helo sababto ah in ay aqoonto tahay saldhiga oo horumar ku gaadhi laaha noolashiisa,oo wax badel badan ka samayn lahayed fikiirkiisa iyo mustaqbalkiisa baa..

Horumar kaste oo waddan rabo inuu gaadho wuxuu ka bilaamba horumarka aqoonta muwaadiinka  sii ay uu soo baxaan jil cosob oo waddankooda wax ugala qaban lahayeen.

Ururka Wadani waa urur la dagaalmi doona tacliin laa’aanta, isaagu higsanaya in qof kaste oo Somalilander ah ahna gaadhay marxalaadii tacliinta hoose inuu helo waxbarasho ku filan  , wuxuuna fulin laaha Waddani barnaamiij hormarinta manaahijta iyo macalimiinta Somaliland si loo helo waxbarsho tayo leh oo dalkan iyo shacabweynahiisa meel wanaagsan gadhsin laaha.

Wuxuuna Ururka Wadani ka shaqeyn doona in Manaahijta waxbarashada Somaliland tayadooda kor loo kiciyo, kor loo waciye galiyo muhiimada nabada, horumarka deegaanka, xuquuqul insaanka, wuxuuna Ururku muhimaad koowaad siinya aqoon kordhiska maktabadaha in loo hirgaliyo ardayeda, iyo taageero in laa siiyo muwadiiniinta allifdda buugaga.

Ururka Wadani wuxuu Dhiirri galin doona dhisid waxbarasho miyi iyo magaalo, oo gaadhsin doona  hab tacliin tayo uu leh bulshada magaalyoonka iyo tuulooyinka Somaliland.

Ururka Wadani Wuxuu Xoogga saarey doona baahinda dugsiyada haysata Somaliland iyo macalamiinta, mucalinku waa kee waxbari laaha qofka hadii laa laa qadiri waayo isaaga side ban horumar loo gadhi kara ? saas awgeed Ururka Waddani waa kee fikir uu hayo horumariinta waxbarashadeena si ay Somaliland iyo shacabkeedaba uu gaadhan horumar.

 

Bulshay Horumarkeeno Waa Waddani

Bulshay Musharaxiinta Waddani waa waxqabad

Taageer Waddani  .

 

By Mukhtar Cilmi

 

khadar2244@hotmail.com

Comments are closed